Xasan Daahir: “C/raxmaan C/shakuur waxaa uu ku dhacay fal kufrinimo ah”

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa ka hadlay xiisad maalmahan ka dhex aloosneyd qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed iyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame. Culimada Soomaaliyeed ayaa C/raxmaan C/shakuur ku eedeynaya inuu ku xad gudbay shareecada Islaamka uuna inkiray qaar ka mid ah axaadiista saxiixa ah ee nebiga NNKH kuwaasoo ka hadlaya xuquuqda haweenka. “Cabdiraxmaan Cabdishakuur … Continue reading Xasan Daahir: “C/raxmaan C/shakuur waxaa uu ku dhacay fal kufrinimo ah”